VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abuurtaadu - Lyrics

Humaagaa aragaaga Suuban hablahaa idil Kood kamasayra qurux Dana waad uba dhalatee Abuurtaadu cajiib sanaa X2 Sidii sidii qorax waaga Aroornimo aduunka aad Shidaad muuqiyo ilwaad Kaad dheeha ka wadataa Ishii ku aragtaa ayaan san X2 Midhan ugu faano dunidan Istaahil baad kutahayoo Inaan aadamaha tusoo Il iyo cowribaan uga baqaa X2 Daymadeedu anfaciyo quud Waajal oontiyo dhibta reeba Odhaahdeeduna farxad iyo Jawi kale ii abuurta ag joog- Aagu janadaydiyay wa waxa Qudheen unoolahay x2
Queue is empty
-- / --