VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adkeesi - Lyrics

Ishii shalay kuu ilmeesay Ayaan adi kaa ahaanayn Afkaan adi kugu amaanay Marnaba eed kaama shego X2 Naftaan adi kuu asqaysan Ayaa kaa eegta koonka Sidii ubad kuu ilaashay Marnaba kaa ahaan karayn X2 Qalbigaa adigu ku aaminay Dhaman dumar kaa ishartay Inuu ku ilaawo diiday adaa Ku qoran xiskayga x2 Ishaydaa adiga kugu ildoog Sanaysa dadkaan adi kuu Jeclahay iftiin baad tahay Ideeqay kolaba kaa ahaani Maayo x2 Aadmigu waa daciifee Adkaysaan faray naftayda Qof iga maqan oohintiisa Anay nabar igu ahaatayee Inaan samir naawiliyo Niyada khayrban usheega X2
Queue is empty
-- / --