Heesta Ayaamahan - Lyrics
afkaa hadalkii ka quusatay
dartaanaab oohin laastay
adoo arayaan dhibtooday
ilaskiibaa ku raacay
aqoonsaday waalidayda
inaan ahay ruux la qaatay
ogaaday dareemadaydu
inay ka tageen aduunka
axbuu sababaa xanuunku
amaahday xasuusahaaga
jiniyo insibaa ila yaabay
ahey gocoshaan heshiinay
ayaamahaan waadhka jiifay
dabiib layla aaday
awoodaydaa diciiftay
intaa neef layga waayay
dartaa lay aasi gaadhay