VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iftiinshaay - Lyrics

nimco wanaag lagu nastaay naruur ugbaad lagu hiirtaay nasab xumaan laga deyrshaay i iftiinshaay nal ifaay adaa nabar ii quudhin adaan nusqaantayda diida adaa jacayl ii nuuja i iftiinshoow nal ifoow nasiyaay qalbigayga dajiyaay inuujiyaay naxariis hankaygaay nabdigayga adigaa kalgacayl kugu beerayee iinugloow qalbigaygoow naftanaad yeelatee maankaygaad nagi ku tahoo naxli iyo xumaan iga dhowraay i iftiinshoow nal ifoow i iftiinshoow nal ifaay adaa nabar ii quudhin adaan nusqaantayda diida adaa jacayl ii nuuja i iftiinshoow nal ifoow i iftiinshoow nal ifoow nimco wanaag lagu nastaay naruur ugbaad lagu hiirtaay nasab xumaan laga deyrshaay i iftiinshaay nal ifaay i iftiinshaay nal ifaay
Queue is empty
-- / --