Heesta Kaw maha - Lyrics
kalibaan kugu ahaaye
maxaad ku keentay inaad
galgacalkaygi ku kaleeto siiso
kow maaha kuna maaha
intaad igu kaliftay inaan
kali oolo nolosha igu kadeeday
kibirbaa ku haleeyo kas
idhibaysay intaa wanku
samraayoo hadeerban kari waayay
kadis maaha jaclkan
kashayda ka dhamayday
adiga igu keenoo
karaamadii haleeyay
kaftan maha jaclku
korkeeya heelayo
sidaan kaa filaayay
iyo marna kama helinee