Heesta Kuu dhintaa - Lyrics
Jacaylbaa i adoonsadoo
Qofkaan uqabana ii ogeen
Awgii intaan dhib umaray
Uurka maxaan ka ilmeeyay
X2
Ma anuu kali iwaalayaa
Adaan dhaymo kaasugaya
Maxaad iigu cid leesaayay
Ma inaan kuu dhintaad
Rabtaa x2
Bal maxaad dhibta iigu
Eegaysaa naftu adumbay
Ku doontay bal maxaad
Iigu adkeenaysaa ma
Anaa dhibka u abuuran
X2
Ma anuu kali iwaalayaa
Adaan dhaymo kaasugaya
Maxaad iigu cid leesaayay
Ma inaan kuu dhintaad
Rabtaa x2