VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maangaab - Lyrics

markaad ruux hagaagiyo hilinka toosan kugu hagaa hesho waa la dhawrtaa adoon hawlaha aduun habeenaad dhibtii arag lama heybshoo inaad heer gaadho iyo anaa humarka jacal hinaasuhu yuu ku hodin cadaawihi yuu ku hodin intaan heego ku ahay kuu hagar la ahayn haygu noqonin maangaab anoo hurdo kaaga go ay oo dartaa habeen ladin waa hadhoo yeelkii waa yeelkii
Queue is empty
-- / --