VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasteexo - Lyrics

Nafbaad tahay dhiibiyoo Aan udiiday nitaaqo naxli Aan kabaajiyoo naq iyo Rays aan larabay x2 Naftii kuu jecel iyo ruux Nafta kula qaybsataa Naruuro igu jirtoo marna Aan ku nici karayn nastexo Igu jirtoo marna aan kunici Karin x2 Naflaha adigoo qudhay Naftaydu kuu aamintoo Kal nadiif iyo laab xalan Adaa nasteexo dagoo Nudan ku arwaaxiyoo Adaa noloshayda daaray Nasteexo noloshayda Daartay x2 Nusbaad tahay jirkiyoo Aanku nabay wadnahoo Nolol aan laqaybsadoo Nasiib wacan aan kuhelay X2 Niyad kuusan iyo qalbi Nacfi kuula doonabaa Naxariis kuu hayoo Nacab kaaga dayrshaa X2 Naflaha adigoo qudhay Naftaydu kuu aamintoo Kal nadiif iyo laab xalan Adaa nasteexo dagoo Nudan kuu arwaaxiyoo Adaa noloshayda daaray Nasteexo noloshayda Daartay x2
Queue is empty
-- / --