VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxibtinimaa - Lyrics

saaxibtinimaa igu wayne intaan weedhaada qaatay intiin wedhi kaa ilaashay intiin farxadaada waabay waxaa see markaa iseegtay hubsiimo inaan waraysto weheey talo waa aduunyo anoo wehelkay ku mooday anoo ku walashanaayay misana ku wanaajinaayay inaad waran ii afaysay wadkayga hadaad qorsheysay kalsoonidaan kugu wakiishay hadaad anigii iwashay waxaan ku hadlaa mayaale dacadnimadaa iwiqday wacantaan usoo tabcaayey inaad noo kawarqaaday damiirku wuxuu ku siiyay walaalkaa oridiisaa inaad lawareegtidhaye maxaan dadnimooy ku waayey
Queue is empty
-- / --