VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indho maleh jacaylku - Lyrics

axdi male jacayl lagu aaminoo adigaa tagiyo idaa kaagama hadhaaye hadaan adhaxdiyo bogiyo oogadaa qalbiguu dagaa awood weeyaan qarsoon aadmigaa laga qariyayoo sirtuna waa amaanadii caashaqan afkiyo midka uurka galau kala aayo wacan kala ayni roon indho male jacayl aragtida u roon gacmo uu itaalsadiyo adin iyo unuun male hadana amarkii ilaahiyo cafbaa ka adeegayoo aroos iyo aqal lagalo ayuu ku aroorayaa xaqanu ku adkaanayaa
Queue is empty
-- / --