laydhii kalgacalkaa wadnahayga lulaysoo
hadii aanan liibaan adi kugu lamaanayn
ladi waayay oo ladanoow dartaabaan
laqi waayay oontee

inagoo lamaane a laxaadkii naftaydoow
ila labalis caashaqa

liibaantiisa caashaqa laba waxay wadaagaan
marka ay lu iyo jiidh iyagu isku ladhan yihiin
lilaah wada yihiin liibaantii jacaylkana
ludhka ay iska dhawraan

Exit mobile version