VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Leydhii kalgacalka - Lyrics

laydhii kalgacalkaa wadnahayga lu laysoo hadii aanan liibaan adi kygy lamaanayn ladi waayay oo ladanoow dartaabaan laqi waayay oontee inagoo lamaana ah laxaadkii naftaydoow ila laba lis caashaqa liibintiisa caashaqa laba waxay wadaagaan marka ay lud iyo jiidh iyagu isu ladhanyihiin lilaah ay wada yihiin liibaantii jacaylkana ludhka ay iska dhawraan
Queue is empty
-- / --