VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baby kaalay - Lyrics

Wiil qiimo laa qalbiga dagoo Aan u qiraybaa igu qaaliyoo Haa haa haa qaali weeyee Maxaa qiri karayoo aniga raba Qawlkiisuna happy weeyo Quruxdiisuna way i deeqdoo Waan ku qancaa Quruxdeedaan ku hirtaayo Qawlkeedaan ka helaaye Adaan qayrkaa kaaba qaate Baby kaalay qali kaalay Wiil qiimo badan quluubta hantoo Aan u qiraybaa igu qiimo badan Kama quusan karayoo Anigaa raba qalbigiisuna saafi weeyo Qaabkiisuna waa i deeqoo Waa i deeqoo waan ku qancaa Quruxdeedaku hirtaayoo Qawlkeedaan ka helaayo Bebe kaalay adaan qayrkaa kaba qaatee
Queue is empty
-- / --