VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalxiisnoo - Lyrics

dookhu waa cajiib waana dabar ku xidhan niyaduna ka daran markay kula degtaa dunida dhamaan inta diric ku nool kala dugashadiyo ka dal baxay ragii aan dalxiisna oo duludoo oo baxay dala wada dagnee soo bax dabacsanow naftu doontayoo daymadaada abid kula daba socdaa anoo kula darsoo dadab kula galoo kaa dawoob caashaqeygan durxamey
Queue is empty
-- / --