VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanka - Lyrics

sidaan anigu dooniyo damiirka i xukumayee horta yaa i diri kara darsi yaa i fari kara damac yaa i gelin kara naftu waxaanay dooneyn markaan diiday leeyahay yaa igu dirqiyi kara daliilkiyo xaqiiqada indhahaygu dayayaan daah igama saarne horta yaa iga dadi kara duni yaa igu sabi kara xaqii ya iga dumin kara qofaan ahay ul iyo diir dayri yaa i odhan kara anoo daacad noqon kara dulmi yaa hi bari kara anoo darajo hanan kara hanka yaa iga dili kara daliilkiyo xaqiiqada indhahaygu dayayaan daah igama saarne horta yaa iga dadi kara
Queue is empty
-- / --