jacaylada saafigi
suqduudiyo meel madaw
seesyada kuma soo baxee
saliga yaal gurigayaga
ku soo baro waalidkay

jacaylka soo casuun
notaayada suuqa keen
suul iyo u samee saxeex
sidaa ha ku dhaqan galee

ha laynoo sacab tumee
saxaafad inoogu yeedh
tiifiiyada saaxada leh
warkeena ha sii wadeen
sagaal todabaad baxo

Exit mobile version