VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladh daweeye - Lyrics

saw dareenka damac caashaq ma dawoobo saw dubaaqu xusuus duugan kama daalo naftu dayday xiska dooji saww ma dayso sow qof dookha daymadiisa dagdag raacay haday duulka dani gayso dal shisheeye ruux dayoobay doonistiisu kama daasho ladh daweye xiise daare dun xariira qalbi doortay diifta caashaq si udaayo yaa daweeya dalka hooyo la dalxiisa damaashaadka buurta daalo la dawaafa saw duruufta dad jacaylka daadaheeya dayr dhexdooda imid doorka duurka keentay lurka daarmay sawir daawo deeqi mayso sow qof deeqay oo xis doortay lurka daahay is dugsiiya isku duubni isu dooja laba doortay kala duulku wuu damqaaye
Queue is empty
-- / --