VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanlow - Lyrics

ma anaa wanaaagii milgihiisa kula garan ma adaa i tirayoo iga saaray maankii ma anaa kalgacalkii la midoobay kaligay ma aduu cir kuu da'ay ma anaa abaar dagay ma anaa ku baday ciil ma adaan i doonayn ma anaa kali ku raba ma nasiib daraanbaa imisaan jacayl dhaba kugu sooray maandhow ma adaa runtaba baran ma anaa amuuma ah meeqaamkii dadnimadiyo meeday daacadnimadii mar haday kal kuu nugul maaweelo kula tahay ana maarmay maantee gayaankaa ka meeldayo
Queue is empty
-- / --