VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madhisnaa - Lyrics

Sida roob mahiigaanoo Dunida maan sheeyay Abaartii maydhay baan Markaan ku milicsado Kuu muhasho reemay X2 Sida meel ugbaad badan- Oo oo magoolka geedaha Maankii ubaxa kasoo Lushoo ayaad macanow Daymada meel joog la- Siman tahee x2 Marka aan ku dheehdana Intaan farax maqsuudaan Mahadhiyo dhibkaan qabo Makhluuqaba kareestaa X2 Maareeyihii naftaydow Anigu kaama maar mee Waxay noloshu mudan Tahay marka loo midoobe X2 Mugdi damay habeenkii Iftiin meel ka muuqdaay Maankaad ku qoron tahoo Maskaxdaad hagaysaaye Madhisnaa dhismiyo hoy X2 Mugdi damay habeenkii Iftiin meel ka muuqdow Maankaad ku qoron tahoo Maskaxdaad hagaysaaye Madhisnaa dhismiyo hoy X2
Queue is empty
-- / --