VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qasnad - Lyrics

ruuxaan qiyaas li'i qasnadaha xusuustiyo qalbigaaga siisee dookhaagu qaayibay hadii aad qadariniyo qiimayn ka waydoo quursado naftaadoo qofnimadu la fududahay caashaqan qudhiisaba go'aan aan ka qaatee qanacoo naftaydaay samir qoorta uun sudho maanka aad qushuucdiyo aad ku beertay qarawgiyo niyadaad ku qorateed aanad qiran hubaashee waxba qaadan mayside qalbigaa ku tabayee ma qiyaamahaad garan xubigan qabo dartaa
Queue is empty
-- / --