VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyo iyo aroos - Lyrics

taswiirtiisa qalbiga ku taal yarka aan taboo waxaan ku tamaniyaa kiiyoo suudh tayle xidhan ana aan taash watoo aroos noo taaba galay anoo talo la ii gogloo farxadi noo talaalantay ayaan toosaa arkaa anoo tub cidlo ah hurdo riyadu way iga tagtaa cakuye taasoo runaan ku rayn lahaabay ridhaa naftan uu caashaqu ku taray humaagbay tooyataaye maxaa loo tari karaa tabaalaha caashaqiyo tawaawaca kama ilbaxo indhaha tibiqlayntiyo ilmadaan ka tiraa intaa tusaalana iima noqon tabtuu cashaqu i baday tiirka caashaqeen dhidbiyo riyadu ima kaafinine nasiibkaan taabayoow sibaan kuu tuhunsanee hadmaad i tabaabushayn
Queue is empty
-- / --