VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Thank you ft akram - Lyrics

taralkii xubigeena hadii anaan tastikee taarikhdii ku fogaanin tugnoogna igu qaadin oo aad togdheer ila joogto waynu tuurnay dhibtiiye igaar noloshaydaa taadiyoona ya xabiibi labadii tashigooda u tudha sharaftooda illaahay tala saartaa way taabi karaane thank you my love kayga jacaylkeena tisqaaday tabi xeelad tis raacay tusmuuna ahaaday taariikhbuu galayaa we talk ehelkoo dhan dhaqankoo la tixraaco true love ka maanta too tilmaan u ahayne
Queue is empty
-- / --