VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xogxogasho - Lyrics

xil umadi kusaartaa xalaalays ma galayoo xisku shilin ma goooyee xaraaradu ma jeebka aniguna xogtayda xurmo kuugu dhiibtayoo laabtayda kuu xalee ma inaad xar gelisa inayahow xasarad lihi xidhiihdkii dhexdeeniyo amba xeeri wacadkii amba xeri kasaarkiyo igadaa xodxodoshada xaajo odayoo gooyeen abid way xasilantoo xagal daaci maysee xiisuhu ma tobanbaa adna xulashadaydaa dadka kaa xigsadayoo xusuustii jhaceylkana ma inaad xumaysaa inayahow xasarad lihi xidhiihdkii dhexdeeniyo amba xeeri wacadkii amba xeri kasaarkiyo igadaa xodxodoshada
Queue is empty
-- / --