VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaan jeclahay - Lyrics

taagbuu sheegtoo runtii caashaqu wuu tacdiyee tolow waa kuma midkaa qalbiga ku abuuray taa taniyo goortaan aqliyay kalgacal aan tibaaxayaa talaabadaan qaadayaayoo waqtiga tarmayaan arkaa waaniga talamee hurdada kaaa toosee ooyayee halkuu karku iiga yimid tolow anuu yaan jeclahay ma kan ma kaa ma adiga taxliilbay ii dhigaan wadaadadu igu tufaan hadana waxba iima taro cishqigu wuu sii tarmaa taageero qofkaan bidaa tabcuu ii loogayaa tusmada guushaan rabana ILAAHBAA toosin kara
Queue is empty
-- / --