Gargaar mahaystee
Garabaan u baahnee
Hurdo gam,i waayoo
Jacaylbaa i galee

Galbad soo yeertaay
Kuma gaadhayee
Godob caashaqbaad ii gaysatee
Kaama gu,i karoo guur iyo ayaan
Waan ku goobayaa mar uun ii garo

Gidigood haween waan ka goostayoo
Gacalooy walaal ha ii guudmarinee
Galad iyo wanaag gudo waajibkuu
Ku mudan caashaqu gacmo furan isii

Gargaar mahaystee
Garabaan u baahnee
Hurdo gam,i waayoo
Jacaylbaa i galee

Galbad soo yeertaay
Kuma gaadhayee
Godob caashaqbaad ii gaysatee
Kaama gu,i karoo guur iyo ayaan
Waan ku goobayaa mar uun ii garo

Gidigood haween waan ka goostayoo
Gacalooy walaal ha ii guudmarinee
Galad iyo wanaag gudo waajibkuu
Ku mudan caashaqu gacmo furan isii

Exit mobile version