VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jaliil mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saxardiid
Jaliil

Jaliil waxuu  kuu qaraa
Marna cidba joojineenin 
Jigjiga anoo soo marayiyo
Jid dheer waxaan socdaba

Jabuuti goortaan dhax imid
Jacayl igu beermayba 
Jaleecada eegmadana
Middaan laga jeesan karin
Nafteedii jiidatoo

Qalbiga jeex iga taalo
Joog dheer Qadra
Qadra soo ma baran

Jidkii nolashaydii
Indhuhu waa jowharadaa
Jalbeeb hadalkaaga iyo
La joogaaga jeclahee

Marnaba marnaba marnaba
Marnaba kaa jooogi karo
Marnaba kaama jiifsan karo
Qadraay kaama jiifsan karo

 

Sidii jeegaanta roob
??  ijiifssado
Dhirta iyo ubaxa isku jira
Indhahu jeedaaliyaan

Jawina loo bago nafluhu
Ujeel baxay yaa tahoo 
Jaleecada eegmadana   
Jaceel igu beertayoo
Waad isoo jiidataa

Wadnaha jeexeegiisa baa tahoo
Joog dheer Qadra
Qadra soo ma baran

Jidkii nolashaydii
Indhuhu waa jowharadaa
Jalbeeb hadalkaaga iyo
La joogaaga jeclahee

Marnaba marnaba marnaba
Marnaba kaa jooogi karo
Marnaba kaama jiifsan karo
Qadraay kaama jiifsan karo

codkii Saxardiid