VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damaq jaceyl - Lyrics

Aandaama jacayl Galbis shaba waroo Kaa baaqan jiray Waxay iigu darnayd Yarkii aan dul imid Taan dunida rabay 2× Iyadoo doog dhex jiifto Daawanayso ubaxoo Iyadoo doog dhex jiifto Daawanayso ubaxoo Saw raaxo ka maqnayd Daa daa ha iska furatayee Sii daysay timahee 2× Aan is iri ma daysaa Mise waad bogsiisaaye Dibnaha ma isa saarnaa Yaa dookh u heli jiray Dadoow maxaad ku talain lahayd Dadoow dadoow Maxaad ku talin lahayd Aan dabiyo maankaay Deeqaha ilaahay Daa daa ha ka jee Cidna waxaan u dayn Dumar iyo dhibtood Door idhaa abdurkee 2× Wuxuu sida daruuraha Sagal waan u daalacay Wuxuu sida daruuraha Sagal waan u daalacay Waa midinbuu ka daadyoo Daami'ii igu daylana Warbaa igu dirqiya oo ee 2× Aan is iri ma daysaa Mise waad bogsiisaaye Dibnaha ma isa saarnaa Yaa dookh u heli jiray Dadoow maxaad ku talain lahayd Dadoow dadoow Maxaad ku talin lahayd
Queue is empty
-- / --