Heesta Gareexiyo - Lyrics
Geesi iyo hanad baa
La gaboodsadaa rag
Ninkii wax garadaa la
Garwaaqsadaa x2
Waa nin gala abaalo
Gudi kara wanaago
Sama kugu gar gaare
X2
Gar eexiyo adoon
Godob umalayn
Hoowsaha ila gal
Ama gooni noqo oo
Aan kaa go’ee aan
Kaa go’ee x2
Gaban mayo aniguye
Adan kuu goleeyahee
Jacayl baa igu bayee
Adna ii garow x2
Haygu noqonin geed
Adag oon go'i karayno
Gacmo daalinaayee
Hahahaha x2
Gar eexiyo adoon
Godob umalayn
Hoowsaha ila gal
Ama gooni noqo oo
Aan kaa go’ee aan
Kaa go’ee x2