Heesta Hawraarsan - Lyrics
Howraarsan dhaha
Oo hambalyiyo aroos
Wacan naga hooya
Hambalyiyo aroos
Wacan x2
Waa labaa is hanatoo
Guurku uhagaagee
Salaan hagar la'aan
Iyo ducaan idiin hib-
Aynee x2
Mowle ha idin siiyo
Hoy lagu nagaadoo
Hoodiyo barwaaqa
Leh iyo ubad haldh-
Aayoo hanaqaado
Waligood x2
Howraarsan dhaha
Oo hambalyiyo aroos
Wacan naga hooya
Hambalyiyo aroos
Wacan x2
Waa laba halyeeyoo
Tiigsanaayo dhaqan
Kee habsamida jacayl
Kana heersare ka gaa-
Dhee x2
Mowle ha idin siiyo
Hoy lagu nagaadoo
Hoodiyo barwaaqa
Leh iyo ubad haldh-
Aayoo hanaqaado
Waligood x2
Howraarsan dhaha
Oo hambalyiyo aroos
Wacan naga hooya
Hambalyiyo aroos
Wacan x2