Heesta Jiilaal - Lyrics
Miiraale roob iyo sida
Mayayga ooda'ay ama
Dooga udigii x2
Maqrib oo cad ceedii
Sii muu qanaysoo lagu
Meershay sagaloo
Midabadu isgaareen
X2
Oo lagu maqsuudoo
Dadku wada majirtaan
Ila miis ahaatee x2
Waxa laygu kaa muday
Maalintaynu kulanee
Gacantaydii midigay
Ifka ugu mudneeday
X2
Miskaxda iyo laabta
Meel kastaba aan
Joognee x2
Sida labo mataana ah
Maanka ma isku hayna
X2
Sida geed magooloo
Mahiigaan ku hooroo
Qurux lagu manaystay
X2
Dhirta magooshay
Manka oo cagaaray
Bilicdii aroornimo
Mirihii dhaceenoo
X2
Oo lagu maqsuudoo
Dadku wada majirtaan
Ila miis ahaatee x2
Waxa laygu kaa muday
Maalintaynu kulanee
Gacantaydii midigay
Ifka ugu mudneeday
X2
Miskaxda iyo laabta
Meel kastaba aan
Joognee x2
Sida labo mataana ah
Maanka ma isku hayna
X2