Joojiya dagaalada
Ilkuhu horumar ma lahee
Dabka iyo warmaha dhiga
Soomaalaay is dabo qabo

Markii uu caruur ahaa
Aan daryeelka haysan
Awrka yaraa u maqanoo
Dhaxalkiisa duuga leh

Sidi tani ma dawbaa
Dadnimada lahayd iyo
Damiirkii ma eberbaa
Aaway kala dambayntii

Dalka qaarka joogoo
Cirka iyo wixii hadhay
Intaanay dabar goin
Isku duubnu weheshada
Isku duubnu weheshada

Exit mobile version