VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sahra dheer mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sayid abdiwahab
Sahra dheer

Sanqaroorka iyo suniyaha
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Sariirtuna seexasho ma leh
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Sambabadaa i qalan
Amba waa i saran
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa

Jacaylka saaidaa
Samada ila tagee
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray adaan

Sahra caadibaan
Kuu xasuumashee
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa

Suuradaadiibaa
Sahwi igu ridee
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Aar isoo maroo
Caashaq sara cuntee
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Shidan iyo boday
Sakadihii jigjiga
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Soon iyo salaad
Sawd kalaa la sugan
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Sawir agtaadibaan
Joo casuumushee
Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

Sahra dheeray adaan
Suuqaa kaa raadiyaa
Sahra dheeray aduu
Suuqaa kaa raadiyaa

codkii Sayid abdiwahab