Quruxdii quruxdii
Danoodiyo
Darkii ceershidaabo
Doonisay barbaartii
Hoos ugu dajaynoo

Geelu ma durduurteen
Xareedii la soo daray
Hobeey hobeey
Xareedii la soo daray

Hawaashiyo hanaan lahoo
Dubaaq kuugu xidhanee
Degmaad ku ababtiyo
Midabkaagan dahabkee
Aan dam qaadin waayaha

Deg deg ii adeecdoo
Dumar kaan ka soocdee
Deg deg ii adeecdoo
Dumar kaan ka soocdee
Umur xey adeecdoo

Qoraxay qoraxay
Dhogaadiyo
Dareenmadii awaaroo
Daa,uuskiyo ugaadhii
Digri diga diga aqoon

Shimbiruhuna duuduul
Ku dabaa shalaydii
Hobeey hobeey hobeey
Ku dabaa shalaydii

Hawaashiyo hanaan lahoo
Dubaaq kuugu xidhanee
Degmaad ku ababtiyo
Midabkaagan dahabkee
Aan dam qaadin waayaha

Deg deg ii adeecdoo
Dumar kaan ka soocdee
Deg deg ii adeecdoo
Dumar kaan ka soocdee
Umur xey adeecdoo

Exit mobile version