VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uur hooyo - Lyrics

Labo aabo wada dhalay Iyo ubad walaalaa Arinkii yimaadana Isla kaashanaayoo 3× Isla kaashanaayoo Isku siiya gacanee Isla kaashanaayoo Isku siiya gacanee Indhahaygu nuurkay Ku il doogsadeenoo Adna ha isku kay ladhinee Uurka hooyo hay goo 2× Dhabarkii awowgay Kii laga abuuroo Naaskii hobaydimo Kii ila wadaagoo Sideen kuu ilaawaa Ma amaan karaysee Sideen kuu ilaawaa Ma amaan karaysee Indhahaygu nuurkay Ku il doogsadeenoo Adna ha isku kay ladhinee Uurka hooyo hay goo 3× Indhahaygu nuurkay Ku il doogsadeenoo Adna ha isku kay ladhinee Uurka hooyo hay goo 4×
Queue is empty
-- / --