VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haka dhe - Lyrics

Dayax habeen iyo Daruur hilaacdaay Taan haybinaayee Huqda igu abuurtaay Sida hooyo wacanoo Curadkeedii haysaan Kuu heesayaayoo Kuu huray naftaydee Adiguna i hoo Oo haakah dhe haakah Mayaygo hooroo Milicdu haysaa Hogob caleenliyo Hoobaan bislaataa Sida awr hayin ahoo Lala helay hogaanbaan Kuu hoganayaano Kuu huray naftaydooo
Queue is empty
-- / --