VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aan Is Weheshano - Lyrics

Aan is weheshano walalayaal Sibiciyahow wanaagsani Walaalayaaloow Wadnahayagii rumaadow Walalayaalow Wada jirbay laba gacmod Wax ku qaban karaane Han is weheshano walalayal Hanwada jirno walalayal 2x Sibicyahow wanagsani Walalayaaloow Wadankisa u shaqeeya Walalayaaloow Wada jirbay laba gacmood Wax ku qaban karane han is weheshano walalayaal Han wada jirno walalayal 2x Sibiciyahow wanaagsani Walaalayaaloow Wadnahayagii rumaadow Walalayaalow Wada jirbay laba gacmod Wax ku qaban karaane Han is weheshano walalayal Hanwada jirno walalayal 3x
Queue is empty
-- / --