VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haddaad wiiq is lahayd - Lyrics

Markuu wakhtigiisu Wacan yahayeey Wuxuu is yiraa adaa Wadanoo X2 Dadkuba waaya waa Ilaawi jiree ma waad Raagtay baa warkaa Yahayee X2 Nin wayn waa ogyahay Wad kii dilayee inaad Weecataan warkaagii Helee X2 Warankii ku ogaaday Halkaad ku wadoo Hadaad wiiq islayd Wax maan noqonee X2 Mid laba wajiiloo ku Wiiqaysiyo iskuma Wado ruux kuwaydarte X2 Adigoon waxba qarin Bal ii waranoo maxaa Ugu wayn wax yelada Ee X2 Waatuu yarad walid Kaa qaatee waahore Lagu siiyay wiilka kale X2 Markaad wacad iyo Wanaag ba jartaad Weliba iwaray sanay- saayee X2 Wadaage gacmaha Iswaydartiyo waxaynu Ahayn walala rumee X2 Hadaynu iswaynay Waa yadanee wayeelo Wax saar maleyahaye X2 Inagoo weheliyo Wadaage ahoo Weliba wada jooga Way wacantee X2 Hadiise la waayo Waayeelee naf iyo Waayaheedaa wax Wada qaba ee X2 Waayeele wax saar Maleeyahayee X2 Naf iyo waayahedaa Wax wada qaba ee X2
Queue is empty
-- / --