Markuu wakhtigiisu
Wacan yahayeey
Wuxuu is yiraa adaa
Wadanoo X2

Dadkuba waaya waa
Ilaawi jiree ma waad
Raagtay baa warkaa
Yahayee X2

Nin wayn waa ogyahay
Wad kii dilayee inaad
Weecataan warkaagii
Helee X2

Warankii ku ogaaday
Halkaad ku wadoo
Hadaad wiiq islayd
Wax maan noqonee
X2

Mid laba wajiiloo ku
Wiiqaysiyo iskuma
Wado ruux kuwaydarte
X2

Adigoon waxba qarin
Bal ii waranoo maxaa
Ugu wayn wax yelada
Ee X2

Waatuu yarad walid
Kaa qaatee waahore
Lagu siiyay wiilka kale
X2

Markaad wacad iyo
Wanaag ba jartaad
Weliba iwaray sanay-
saayee X2

Wadaage gacmaha
Iswaydartiyo waxaynu
Ahayn walala rumee
X2

Hadaynu iswaynay
Waa yadanee wayeelo
Wax saar maleyahaye
X2

Inagoo weheliyo
Wadaage ahoo
Weliba wada jooga
Way wacantee X2

Hadiise la waayo
Waayeelee naf iyo
Waayaheedaa wax
Wada qaba ee X2

Waayeele wax saar
Maleeyahayee X2

Naf iyo waayahedaa
Wax wada qaba ee X2

Exit mobile version