VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta I Daaya i Daaya - Lyrics

waan dib jiray halkii iigu dambeesay baan ka dayay dabeel weeye aduunyadu ninba maalin bay dardartaa dadyahow ha' ila yaabina dab-baa igu baxaayee idaaya idaaya idaaya dawadii naftayda doon-doonayaa waan dadnahay halkii iigu dambeesay baan duubnahay duufaan weeye aduunyadu ninba maalin bay ehee ahaa dajisaa dadyahow ha' idagaalina meelbaa i damqaneysee idaaya idaaya idaaya.
Queue is empty
-- / --