Arligaan madaxdiisu
Daacad u ahaanin
Daacad u ahaanin
X2
Ujeedada wanaagsan
Wuu kam badaayoo
Wuu kam badaayoo
X2
Aduunyada magaadhee
Umad yahay ogsoonow
X2
Arli aan askartiisu heegan
U ahaanin heegan u ahaanin
X2
Axdigii lamariyiyo dhaartii
Ilowdaa dhaartii ilowdaa
X2
Cadow kama irdhoobee
Umad yahay ogsoonow
X2
Arli aan shaqaaluhu
Beero u abuurin
Beero u abuurin
X2
Gaajiyo abaar iyo
Howl kama baxaayo
Howl kama baxaayee
X2
Baryo kama adkeestee
Umad yahay ogsoonow
X2
Arli aan ardaydiisu
Aqoon fiican kororsan
Aqoon fiican kororsan
X2
Akhriskiyo qoraalkiyo
Aayad diin ka baranin
Aayad diin ka baranin
X2
Kitaab barani maayee
Umad yahay ogsoonow
X2