VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afar iyo tobnaadoo cover - Lyrics

Afar iyo Tobnaadiyo Dayax soo Aroor baxaaye Marki aan ku eegaba Abshirow ku moodaa Kuma arag aduunyada Eynigaa mid kula midabee Hadaan uurka uurka Lagu sidin ubaxii baxaayow Eeyd kaa timaadiyo Ee Amar eebe mooyee Ifka adiga oo nool Kaa ooli maayee Arin maxaan ka yeelnaa Arin maxaan ka yeelnaa Miid dhaxe habeenkii Anigoo hurda galaaye Ee timid ishaaradu Inagoo Aroosee Marki aan ku waayaba Ari dhaban sideydaan Oo laleyn bilaabaa Ubaxii baxaayow Eeyd kaa Timaadiyo Ee Amar eebe mooyee Ifka adiga oo nool Kaa ooli maayee Arin maxaan ka yeelnaa Arin maxaan ka yeelnaa. Lyrics: by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --