VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsanoo cover - Lyrics

barbaarta yarkaan ka eegtay wiilkii isha iigu baaqay inankii aan caashaqa aan beernay anigu baaq baan ku raacay anigoo balad xaawo jooga muxuu bari iiga yeeray markaan boosaaso gaadhay muxuu burco iiga heeesay anoo beer sii marayaa haduu bada doon ka raacay inuu been ila jilaayayy adaa boqoroow ogaaye i bixiyoow iga badbaadi hadaan bogsado ka raystoo sidaan uga booday caashaqa jacaylba adaan u booyo hadaan nin dambe u baroorto hadaan baxsanoow idhaahdo barwaaqaba ha iga raacdo baxdawga yarkaan u qaatay jacaylkii beri samaadku biishaarada iigu yeedhy bilkhyartana ugu jawaabay yarkii bada ii fadhiisay yarkii beerkayga saaqay yarkii boga ii salaaxay inaanan baraarugayne markuu kka bogtoo ogaaday haduu badal iigu jiiday inuu bohol ii qodaayay adaa boqoroow ogaaye ibixiyoo iga adbaadi hadaan bogsado ka raystoo sidaan uga booday caashaqa jacaylba adaan u booyo hadaan nin dambe u baroorto hadaan baxsanoow idhaahdo barwaaqaba ha iga raacdo
Queue is empty
-- / --