VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Esh calaa - Lyrics

iish cala wiil uurka tabayo anuu i anfacay ayaan dhaladkani eesh cala inan ilays dheeman aadmi u qurxoon aan la heli kalin eesh cala kaan aadmi ka xushow ishaarta wadnaha aamin galiyo aragaygiyow waa adhaxdii aan ku istagaye eesh calaa wiil eesh cala tan aadmi aan ka xushay ishaarta wadanaha aamin galiyay aragaygiyee waa adhaxdii aan ku istaagaye eesh calaa inan eesh cala hanad degay oofaha ilwaad dahabkani aniga igu filan eesh cala sharaf umiyaha dhami aanay qarin karin ooridaydaay eesh cala kaan aadmi ka xushow ishaarta wadnaha aamin galiyo aragaygiyow waa adhaxdii aan ku istagaye eesh calaa wiil eesh cala tan aadmi aan ka xushay ishaarta wadanaha aamin galiyay aragaygiyee waa adhaxdii aan ku istaagaye eesh calaa inan
Queue is empty
-- / --