VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geesinimo - Lyrics

garbaha xidigaha kusafan garaadooyinka aan xidhanahay heerkaan gaadhay iyo xilkaba adigaa leh gubabinteda garashiyo adaa raga dheer midanow xirmada gacaliye u fahansan inay kuu qiraan kugudoomiyan raga ma isla soo gartaan geesi nimo adigaa igu dhiiri galiyo garabkeeyga noqdayo kalsoni isiiyee kuma goyn karee mcn taa ogoow kalsooni la huboo adigaa garaad ahoo laguugu noqon go aankiisana adag yahay ka gungaara wuxuu hamoodo gobonimo adaa udhashoo goor iyo ayaan ana kugu faanee inay kuu qiraan kugudoomiyan raga ma isla soo gartaan
Queue is empty
-- / --