garbaha xidigaha kusafan
garaadooyinka aan xidhanahay
heerkaan gaadhay iyo xilkaba
adigaa leh gubabinteda

garashiyo adaa raga dheer midanow
xirmada gacaliye u fahansan
inay kuu qiraan kugudoomiyan
raga ma isla soo gartaan

geesi nimo adigaa igu dhiiri galiyo
garabkeeyga noqdayo kalsoni isiiyee
kuma goyn karee mcn taa ogoow

kalsooni la huboo adigaa
garaad ahoo laguugu noqon
go aankiisana adag yahay
ka gungaara wuxuu hamoodo

gobonimo adaa udhashoo
goor iyo ayaan ana kugu faanee
inay kuu qiraan kugudoomiyan
raga ma isla soo gartaan

Exit mobile version