xidigaygiiyaa tahayee
xareed ii da,dee
xeebtii xamar adigaan
kaa soo xushee
2x

wixii la caraaa
wixii la caraarugo haayo
xiisahaaga waay
ha i xoorinee xabadka isaaree
xabiibi haahaa hoohoo

xabadii jacaylkaagaan
la xanuusadee
intii aan xabaal galinee
xasili,i maa
2x

wixii la caraaa
wixii la caraarugo haayo
xiisahaaga waay
ha i xoorinee xabadka isaaree
xabiibi haahaa hoohoo

xiligaan dhexdiisa
intaan xaashi kuu diree
xisaab laguma gaadhi karee
waa xal la,aanee
2x

wixii la caraaa
wixii la caraarugo haayo
xiisahaaga waay
ha i xoorinee xabadka isaaree
xabiibi haahaa hoohoo

Exit mobile version