VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkayna waa dahab - Lyrics

jacaylkeenu waa dahab dunida u sareeyoo dadku way qirayaane jacaylkeenu waa damal naftu hadh ka doonato ku dakayso raaxada e maantana dadaalkii DAA'IMBAA aqbalayo dadabaan ku wada hoyanee ha durduurto caashaquye damaashaadka maantana waa dabaal dageenee isku duubni wadareedna ku daryeelno caashaqa jacaylkeenu waa dawoo dabiiba wadnaha oo qalbigana dajinayee dabcigiisu waa malab daryeelkiisu waa qurux adiguun ku daydayayee
Queue is empty
-- / --