VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkeeni cover - Lyrics

waxaan sabano badan geelu siinta u ruxaan mar unbaa sababaniyo saluug gacab i doonta ana waxan saqaafaha iyo sahanka caashaqa saymaha u marayaa si aan u kulane jacaylkii sacabo furan hoyaa ayaankeen bari samaad healyo arooskeeni sal dhigaye sida u garoo la socoyee waxay sabi ilmaha hooyadu gosha ugu sidaa dhakhso loogu koriya abaal laga sugaaye ana waxan sidoo kale cashqaan sababa iyo samir ugu dhaqaaya isanduleeyay jacaylkuba sidii imraan hoya sadaasha ma guurla la helayo arooskii ma sahandanbaaye sida u gartaye la socoyee
Queue is empty
-- / --