VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka noqday jaceylkii - Lyrics

Hadaan kaligay nuglaa Hadaan kaligay lur qabay Koomada caashaqa hadaan Anigu kaligay ku jiray Kun jeer anigoo lug go'ay Hadaad ku adkee lahayd Ka badan anigoo dhib qaba Ku wiirso hadaad lahayd Maantaan kaaftoomayoo Intaan kurbadaadii dhigay Ka noqday jacaylkii ka noqday Naftana samirbaan ku Idhiyoo antaa ka raaco Hadaan kuligood ragaba Hadaan kali kaa dalbaday Kadis caashaqaagii walaal Hadaan kaalmee ku idhi Kaar iyo anigoon lur wadin Hadaad kufi ahaan lahayd Kol uun anigoon ku lurin Ka maaran hadaad lahayd
Queue is empty
-- / --