VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun jeer ku xamdiyaa - Lyrics

xiisaha kalgacalkeena xaanshaha guur keena xeryo samo ku waar keena sidii xaawa iyo aadan rabibaa isu keen xulaye waxaa ii dhago waydo xaga samada laga qoray doqii xero qooliyo xanxam laydu sheekhiyo xirsigina inoo xiray rabigeena xaakima ee xill na iiga kaa dhigaybaa kun jeer ku xamdiyaa xarunqeerka labadeena xidigeena nuurkiisaa xanaanaynta reerkeena is xil qaanka labadeena xushmaadeena lagu maqal xil dheerida jaceylkeena jidhgooyo xagaltooda isu xaaran laabteena qalbigana xasuustiisa xubnaha isu bohol yoobay rabigeena xaakimayee xil na iiga kaa dhigaybaa kun jeer ku xamdiyaa
Queue is empty
-- / --